HAYAANNEWS.NET
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Weriye Cumar-Seerbiya Oo Ciimada Boolisku Xidheen
July 8, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):- Xukuumadda Somaliland, ka hadashay xadhiga Weriye Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya), kadib markii Ciidammada Boolisku Maanta ku xidheen Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Weriye Cumar-Seerbiya oo ka mid ah Weriyeyaasha Reer Somaliland ee Warbaahinta kala duwan ka hawlgalayey sannadihii ugu dambeeyey, isla markaana dhawaanahan ka shaqaynayey Telefiishanka  Goob-joog ee Ka hawlgala Muqdisho oo uu bilihii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Ciidamada ammaanka Somaliland oo la xidhiidha Xadhiga Weriyahan iyo Sababta loo xidhay. Hase-yeeshee, Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon),ayaa ka hadlay Xadhiga Weriyahan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Cumar Seerbiyaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews