HAYAANNEWS.NET
“Waxaan Dareensanahay Xasaasiyada iyo Halista Ay Leedahay Masuuliyada Lay Dhiibay Oo Ah Telefiishanka Qaranka Somaliland Oo Laygala Xisaabtamayo” Maareeye Khadar-CAKULE.
December 17, 2016 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews): Maareeyaha Cusub ee Telefiishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule oo maanta si rasmiya xilka maareeyenimo ula wareegay ayaa waxa jeediyay khudbad cajiiba oo dhaxalgala.

Khadar-Cakule oo ah Suxuf ruug-cadaaya isla markaana ILAAHAY hibo u siiyay curinta iyo soo saarista barnaamijyo tayo leh oo dadweynuhu la dhacaan.

“Waxaan dareensanahay Xasaasiyada iyo halista ay leedahay masuuliyada lay dhiibay oo ah Telefiishanka qaranka Somaliland oo laygala Xisaabtamayo”.Ayuu yidhi Khadar Cakule.

khadar-cakule

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email:Hayannews@gmail.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews