HAYAANNEWS.NET
Wasiiro Reer Somaliland Ah Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Madaxweynaha JABUUTI Iyo Qoddobada Ay Ka Wada Hadleen.
July 8, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa (Hayaannews)-Wefti Wasiiro ah oo Xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa  safar ku tagay dalka Jabuuti, waxayna  kulan la yeeshay Madaxweynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Weftigan Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Sacad Cali Shire, wasiirka oo ka hadlaayay ujeedada kulan wuxuu yidhi “Is araga aanu is aragnay madaxweynuhu wuxuu ahaa is aragii labaad, waxaanu saaka (shalay), ku horeynay oo aanu is aragnay wasiirka arrimaha dibadda, imikana waxaanu is aragnay madaxweynaha anagoo lix wasiir ka kooban, waa is arag saaxibtinimo, is xog wareysi, talo kala qaadasho ayuu runtii ahaa, waxyaabo fara badan ayaanu taabanay, oo aanu ka wada hadalanay, oo ay ka mid tahay sidii aanu iskaga kaashan lahayn nabadgalyada, dhaqaalaha, adeegyada bulshada, guud ahaan duruufta ku xeeran gobolka, abaaraha, waxaas oo dhan ayaanu runtii ka wada hadlay iyo sidii aynu iskaga kaashan lahayn, anigoo ka faa’iidaysanaya fursadan waxaan doonaya in aan aad iyo aad uga mahadceliyo madaxweynaha, wasiirka Arrimaha dibadda, wasiirada kale iyo intii na qaabishayba, sida wanaagsan ee quruxda badan ee nala soo dhaweeyey, waxayna runtii ka turjumaysa gacalka iyo xigaalka labada wadan ka dhexeya”

Wasiirka Ganacsiga Cumar Shucayb Maxamed, oo isna ka tirsan weftigan wuxuu Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in labada dhinac ee Somaliland iyo Jabuuti ka wada hadleen danaha iyo xidhiidhka labada dal, waxaanu yidhi “Si aad u qiimo badan baa lanoogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, dawladda Jabuutina si fiican bay noo qaabishay, waxaana la kulanay aniga iyo Wefti aan la socday madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, waxaanu ka wada hadalnay Iskaashiga labada wadan, sida dhaqaalaha iyo nabadgalyada, waxaana soo kala saxeexanay iskaashi buuxa,waxaana xageena Somaliland ahaan saxeexay wasiirka arrimaha dibadda Sacad Cali Shire, waxaana xaqiiqo ah in wadanka Jabuuti yahay wadan aynu leenahay xidhiidh qoto dheer, waana wadan aynu jaar nahay”.

Wasiir Sacad

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews