HAYAANNEWS.NET
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xoghaye Cusub U Magacaabay Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeysa
January 20, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):-Wasiirka arimaha gudaha somaliland Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir(Faratoon) ayaa Xoghayaha cusub ee dalwada Hoose Caasimada Hargeysa u magacaabay Md. Mawliid Keyse Muxumed (Mawliid QARRO), Kadib markii kii hore xilkaasi ka qaaday.

Sidaa waxa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Wasiir Faratoon oo maanta nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Hayaannews.

Wasiir faratoon ayaa xilkaas ka qaaday xoghayihii hore ee dawlada hoose Axmed Maxamed Cabdilaahi(Darajo), waxaanu u magacaabay Mawliid Kayse Maxamed oo hore u ahaa gudoomiyihii degmada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa.

Wasiirka arimaha gudaha ayaa muddo sanad gudihii ah xoghayihii labaad u magacaabay dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa,

Xoghaye Mawliid Qarro

Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose Mawliid-QARRO

Xoghayan Cusub ee Mawliid-QARRO ayaa ku haboon xilkaasi loo magacaabay, isla markaana ah waayo-arag xilalka degmooyinka Caasimada Hargeysa baddankooda soo qabtay, Waa shakhsi karti, dedaal iyo firfircooni baddan, isla markaana wax baddan ku soo kordhin doona dawlada Hoose ee loo soo magacaabay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews