WAREYSI Aad U Xiisa Baddan Oo La La Yeeshay Safiirka Wareega Ee Xisbiga WADDANI Suhuur Xasan Abiib
December 7, 2017 - Written by Mustafe Jannaale
Canada(Hayaannews): Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Waqooyiga Maraykanka ahna Safiirka Wareega ee Xisbigaas Marwo Suhuur Xasan Abiib,ayaa la la yeeshay wareysi aad u xiisan baddan oo dhinacyo baddan taabanayaa.
