HAYAANNEWS.NET
Shirka Waddamada Bariga Afrika Oo Lagaga Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Somaliland
October 28, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

South Africa(Hayaannews): Shirka nabada iyo xuquuqal Iinsaanka ee Bariga Afrika ayaa sannadkiiba saddex jeer lagu qabtaa Jaamacada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika.

Shirkan oo sannadkan lagaga hadlay Bariga Afrika, gaar ahaan Somaliland, Soomaaliya, Kenya iyo South Sudan, waxaana shirka maalin-ba diirada lagu saara waddan

Wakiilka Ganacsiyeedka Somailand u fadhiya dalka Koonfur Afrika Ambassador Axmed Xasan Shire (Gaaweeto)oo ka qeybgalay Shirkaas ayaa waxa uu yidhi “Shirkan waxa lagaga hadlayay guud ahaan Xaalada Bariga Afrika, South Sudan iyo Koonfurka Soomaaliya oo ah waddamada colaaduhu ragaadiyeen, waxa kale oo shirkan lagaga hadlay doorashooyinka Somaliland ka qabsoomi doona 13 November 2017-ka, Waxaanay dawlada Koonfur Afrika iyo Ururka aan dawliga ahayn sidii looga qeyb-qaadan lahaa, isla markaana loo dhiirigelin lahaa dalka iyo dawlada Somaliland-ba”

“Jamhuuriyadda Somaliland oo dal jiray 27-sannadood oo aanay caawin bulshada caalamku, Koonfurta Suudan-na waa dal gacanta lagu hayay oo jabhado gacanta loo geliyay”.Ayuu yidhi Ambassador Ahmed jamac.

Q

W

E

R

T

y

u

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews