HAYAANNEWS.NET
“Saxaafadda Waxaanu Ka Doonaynaa Inay Caddayso Hantidii Qaranka Ee La Boobay,…Xag-xagashada Guddomiye Kuxigeenka WADDANI-na Ka Hadhi-Mayno..”Maayir CIDIN
December 5, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Berbera(Hayaannews): Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) ayaa sheegay inuu Saxaafadda ka doonayo warkii ay faafisay, kaas oo ay ku sheegtay in hantidii qaranka la boobayo, isla markaana waxa uu ku dooday inaanu ka hadhayn war-ka uu baahiyay guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI.

Cidin waxa uu sidaa ku sheegay Shirjaraa’id oo maanta ku qabtay Magaalada Berbera,

“Saxaafadda Waxaanu ka doonaynaa wixii ay faafisay ee ah hantidii qaranka ee la boobay, Inay Caddayso oo ay dacwada iska dul-qaado”Ayuu yidhi Maayir Cidin.

Isaga oo hadalkiis sii watana waxa uu yidh“Waa iska Xag-xagasho guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI qaabka uu u hadlay umaddu way wada arkaysay, annaguna waxaanu leenahay kaa hadhi-mayno…”

Maayir Cabdishakuur Cidin 111111

Maayir Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin)

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews