HAYAANNEWS.NET
Maxaad ka Taqaannaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed?
December 16, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):- Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, waa Wasiirka cusub ee Horumarinta Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland uu u magacaabay Khamiistii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ah Nin Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Reer Hargeysa ka tirsan. Waxa uu ka soo shaqeeyey 18-kii sano ee u dambeeyey Wasaaradda Maaliyadda, Golaha Wakiillada Somaliland, Hay’ado Madax-bannaan oo Waddani ah iyo kuwo Caalami ah.

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed, Taariikhdiisa Waxbarasho, Goobaha kala duwan ee uu ka soo shaqeeyey, Khibraddiisa ama Waayo-aragnimadiisa Dhinaca Dhaqaalaha iyo Ballan-qaadkiisa markii Magacaabistiisu soo baxday ka dib, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:

WASIIRKA-HORUMARINTA-MAALIYADDA-SOMALILAND-YUUSUF-MAXAMED-CABDI-2017

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews