HAYAANNEWS.NET
Madaxweyne-SIILAANYO Oo Taliye FADAL U Dalacsiiyay Sareeya GAAS
December 4, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa taliyaha ciidamada Booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan u dalacsiiyay darajada sareeye Gaas.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu taliye fadal dalacsiiyay ka dib markii uu arkay dedaalkiisa shaqo iyo sidii uu Boolisku uga qayb qaatay xoojinta ammaanka mudadii lagu gudo jiray hawlihii doorashada madaxtooyada iyo guud ahaan sugidda ammaanka dalka.

Taliyaha ciidanka Booliska, ayaa hore u ahaa sareeye guuto, waxaanu hadda noqday sareeye gaas, darajadaas oo uu hore u haystay oo keliya taliyaha ciidamada qaranka sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa waxa hadda soo labeeyay Taliyaha Booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan.

Cabdilaahi Fadal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews