HAYAANNEWS.NET
“Madaxweyne Muusoow Cidkasta Waxay Naawilaysa Nooca Xukuumadda Aad Soo Dhisayso…”Marwo Suhuur Hasan Abiib
December 1, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Canada(Hayaannews): Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Waqooyiga Maraykanka ahna Safiirka Wareega ee Xisbigaas Marwo Suhuur Xasan Abiib, ayaa bogaadisay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, isla markaana waxay u-jeedisay talooyin wax ku oola.

Marwo Suhuur waxay sidaasi ku sheegtay kadib markii ay ka dhooftay Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay kaga qeybgashay tartankii ololaha doorashada Madaxweynanimada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 13-kii November 2017ka.

“Waxaan hambalyaynayaa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa u taala hawl-weyn oo ah inuu dadka isku soo jiido, cidkasta waxay sugaysa xukuumadda aad soo dhisto nooca ay noqoto” Marwo Suhuur Xasan Abiib.

Suhuur Xasan AbiibSuhuur Xasan Abiib

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews