HAYAANNEWS.NET
Madaxweyne-FARMAAJO Oo Sheegay Inay Kulan Yihiin Helista Xog-Dhammeystiran Oo La Xidhiidha Heshiiska Dekedda Berbera.
July 8, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Muqdisho(Hayaannews):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Heshiiska dhex-maray Somaliland iyo Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee DP World ee lagu wareejiyey Maamulka iyo Maalgelinta Dekedda Berbera oo ay 30-ka sano ee soo socda gacanta ku hayn doonto in uu ka horreeyey Maamulkiisa, isla markaana ay dawladdu hawlo la xidhiidha Xogta heshiiskaan ku jirto.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu sidaa ku sheegay Khudbad uu Sabtidii Maanta ka jeediyey Kal-fadhigga 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu Saaka si rasmi ah u furay, waxaanu kaga hadlay khudbaddaas qodobbo kala duwan oo dhawr ah oo ay ka mid yihiin waxyaabaha dawladdiisa u qabsoomay muddada ay xilka haysay, isla markaana waxa uu kaga jawaabay Qoraallo ay Baarlamaanku u gudbiyeen oo la xidhiidha waxa uu kala socdo Heshiiska lagu wareejiyey Dekedda magaalada Berbera.

Farmaajo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews