HAYAANNEWS.NET
Madaxweyne-Farmaajo Oo Bogaadiyay Dawlada Jabuuti
June 27, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargaysa(Hayaannews): Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku saabsan 40 guuradii ka soo wareegatay markii xornimada ay ka qaadatay Jamhuuriyadda Jabuuti Guumeystihii Faransiiska u diray dowladda iyo shacabka reer Jabuuti.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxada la qeybsanayaan walaalaha Jabuuti oo u dabaal dagayay maalintan qiimaha badan ee markii xornimada ka qaateen gumeystihii Faransiiska.

“Waxaan hambalyo u dirayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti ee walaalaheena ah, oo u dabaal degaya maalintan qiimaha badan oo ah markii Xoriyadda ka qaateen gumeystihii Faransiiska”ayaa lagu yidhi war qoraal ah oo uu soo saaray Madaxweynahu.

Dhinca kale,  Madaxweynaha ayaa dhambaal u diray dhiggiisa Jabuuti, isagoo ugu hambalyeeyay 40-guurada ka soo wareegatay maalinta Xornimada Jabuuti.

27 June sanadkii 1977 ayay aheyd markii Jabuuti ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska, waxaana Soomaaliya ka mid aheyd wadamada ka qeyb qaatay, sidii Jabuuti ay u heli laheyd xornimada

Farmaajo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews