HAYAANNEWS.NET
Madaxweynaha Somaliland  Oo Lagu Eedeeyey Inuu Ansixintii Wasiirada Ka Horeeyeysiiyay Dhaar
December 17, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):- Madaxweynaha dhawaan la Caleemo-saaray ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku kacay Tallaabo Qayrul-Dastuuri lagu tilmaamay, ka dib markii uu Xubnaha Golaha Wasiirrada ee uu 14-kii bishan Magacaabay Sabtidii shalay Dhaariyey, iyaga oo aanay weli ansixin Golaha Wakiillada oo Waajib u leh ansixinta Wasiirrada iyo Ku-xigeennada.

Xubno Xildhibaanno iyo Sharci-yaqaanno isugu jira, ayaa sheegay in Qayrul-dastuuri ay tahay tallaabada uu Shalay qaaday Madaxweynaha Somaliland, isla markaana uu gees-maray waxa Sharcigu dhigayo oo ah in Wasiirrada uu magacaabay markay ansixiyaan Golaha Wakiilladu bil ka dib uu Madaxweynaha hortiisa ama haddii uu maqan yahay Madaxweyne Ku-xigeenka hortiisa ku dhaariyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Maxkamadda Dastuuriga ah. Waxaanay Xubnahani ku doodeen in weli Wasiirro aanay ahayn Xubnaha uu magacaabay illaa ay Golaha Wakiilladu ansixiyaan.

Golaha Wasiirada Cusub

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews