HAYAANNEWS.NET
Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay Weriye Cabdi Maalik COLDOON
May 25, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

 

Hargeysa(Hayaannews): Madaxweynaha  Soomaaliland  Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  maanta cafis u fidiyay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyay ku xidhnaa Caasimada Somaliland.

Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa xabsi labo sanno ah ku xukuntay Weriye Cabdi Maalik Coldoon oo lagu eedeeyay in uu ku kacay falal lidi ku ah Soomaaliland iyo in uu ka qeyb-galay olalihii doorashada madaxweyne Farmaajo.

Weriye Cabdi-maalik

Weriye Cabdimaalik COLDOON

Weriye Cabdi-maalik Muuse Coldoon ayaa la xidhay tan iyo 15-ka bishii Febraayo ee sannadkan 2017-ka lagu xidhay magaalada Hargeysa, isla markaana Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ku Xukuntay Xabsi dhan laba Sano.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews