Madaxweynaha Oo Si Heer Sare Ah Abu Dubia Loogu Soo Dhaweeyey Iyo Halka Uu Ku Sugan Yahay Wakhtigan
July 7, 2017 - Written by Mustafe Jannaale
Iyadoo Madaxweynaha Somaliland si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka imaaraadka, iyada oo socdaalka Madaxweynaha lagu qaabilay qaab maamuskiisu aad u sareeyo.