HAYAANNEWS.NET
Jawigii Saaka Ee Ansixinta Saldhiga Militari Ee Imaaraadka Oo Buuq Iyo Sawaxan Noqday Iyo Xildhibaano Askartu Garaacday Oo Dibada Loo Saaray.
February 12, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, gaar ahaan Mudanayaal laga soo doortay gobolka Saaxil, ayey qaar ka tirsan Askar joogtay fadhigii aan caadiga ahayn ee labada Gole Baarlamaan Axaddii Maanta ku yeesheen xarunta Guurtida ee Hargeysa, gacanta ula tageen, isla markaana si xoog iyo muquunin ah uga saareen Hoolka Golaha ee fadhigu ka socday, ka dib markii ay dalbadeen inaan la ansixin Qoraalka codsiga ansixinta heshiiska Saldhigga Millateri ee Xukuumadda Siilaanyo dawladda Imaaraadka Carabta ka siinayso magaalada Berbera.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Muxaafidka ah oo ka cadhooday diidmada Xildhibaannada Mucaaradka ah ee ka soo horjeestay go’aanka lagu doonayey in lagu ansixiyo oggolaanshaha Heshiiska bixinta Saldhigga Millateri ee Imaaraadka Carabta laga siinayo Berbera, ayaa gacan-qaad ku dhex-maray Golahaas, waxaana Fadhigaas ka baxay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha Waddani iyo qaar ka tirsan Xildhibaannada Xisbigiisa taageersan, halka Mudanayaal kale oo Waddani iyo UCID ka tirsanna Askartu Xoog iyo Ducduuc kaga saareen Fadhiga.

Haddaba, sidii ay hadalka u bilaabeen Mudanayaasha Mucaaradka ah ee meel-marinta Heshiiskaas aan Qoraalkiisa Golaha la horkeenin marka laga tago Waraaqo kooban ka soo horjeeday sida loola dhaqmay, inkastoo markii dambe aqlabiyad lagu ansixiyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Hayaannews, Office

Email:Hayannews@gmail.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews