HAYAANNEWS.NET
Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Aduunka Ee sannadka 2018 Oo Lagu Qabanayo Dalka Ruushka
December 1, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Russia (Hayaannews) – Inkastoo marka la eego dalal waa-weyn oo magac iyo maamuus intaba ku dhax lahaa ciyaaraha ay ka hadheen Tartanka Kubadda Cagta Aduunka ee ka dhacaya 2018-ka dalka Ruushka, haddana weli ma xiisa la’a oo waxa isku arki doona dalal caan ku ah Ciyaaraha Kubadda Cagta.

Tusaale ahaa dalalka Portugal iyo Spain ayaa hal Group isku arki doona waana laba dal oo marka la eego si weyn uga dhax muuqda Ciyaaraha Kubadda Cagta, sidoo kale waxaa Group kaliya ku wadda jira oo dalalka Argentina iyo Nigeria.

Sida ay isku Arki doonaan Wadamada ka qeybgalli doona Tartanka Kubadda Cagta Aduunka :

Group A

  1. Russia
  2. Saudi Arabia
  3. Egypt
  4. Uruguay

Group B

  1. Portugal
  2. Spain
  3. Morocco
  4. Iran

Group C

  1. France
  2. Australia
  3. Peru
  4. Denmark

Group D:

  1. Argentina
  2. Iceland
  3. Croatia
  4. Nigeria

Group E:

  1. Brazil
  2. Switzerland
  3. Costa Rica
  4. Serbia

Group F:

  1. Germany
  2. Mexico
  3. Sweden
  4. Korea Republic

Group G:

  1. Belgium
  2. Panama
  3. Tunisia
  4. England

Group H:

  1. Poland
  2. Senegal
  3. Colombia.
  4. Japan.

Dhacdadan Tartanka Kubadda Cagta Aduunka oo Afartii Sano mar la qabto ayaa ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn dunida ee sida weyn loo xiiseeyo, waxaana ay cayaarahan furmi doonaan sida uu qorshuhu yahay 14ka bisha June ee sanadka 2018, waxaana dalalka sanadkan aan ka soo muuqan doonin ka mid ah Italy, Holland iyo wadamo kale oo Qaarada Africa ka tirsan.

Mascow

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews