HAYAANNEWS.NET
Hooyadii Fanka Soomaaliyeed Guduuda CARWO Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa
December 7, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews): Alle ha u naxariiste Hooyadii Fanka Soomaaliyeed Shamis Abokor (Guduudo Carwo) ayaa maanta aas heer qarana loogu sameeyey Magaalada Hargeysa, kadib markii ay saaka ku geeriyootay.

Marxuumad Shamis Guduuda Carwo ayaa ahayd gabadhii ugu horeysay ee Idaacada RADIO Hargeysa ka heestay 1952-kii, waxaanay sannadihii u danbeeyey ahayd bukaan jiif.

Alle ha u naxariiste Guduudo Carwo wakhtigii ay bilowday inay heesto dumarku kumaysan dhiiran jirin fanka iyo ka hadalka idaacadaha.Doorka dumarka ee ruwaayadihii xilligaa iyo heesaha waxa mateli jiray rag, ka hor intii aanay Shamis Abokar billaabin heesaha. Maadaama dumarka aan lagu aqoon heesaha, taasi waxay sababtay in sannadihii ugu horeeyay la qariyo magaceedii, waxaana loo bixiyay Guduudo Carwo.

Guduuda Carwo

HALKAN HOOSE KA DAAWO

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews