HAYAANNEWS.NET
Hawl-galkii Haweenayda Qudha – Warbixin Telefishanka PBS News Ka Diyaariyey – Cusbitaalka Edna M Hospital
August 10, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Weriye madax banaan oo lagu magacaabo, Fred de Sam Lazaro, ayaa warbixin qiiro badan oo si faah-faahsan uga waramaysa, xaalada hooyooyinka reer Somaliland guud ahaan iyo gaar ahaan shaqada culus ee Cusbitaalka iyo jaamacada Edna Aaden u hayso qarankan ayaa 9 kii bishan August laga baahiyey Telefishanka caalamiga ah ee PBS NewsHour.

Edna Aden Ismail - Guuleyso

Warbixintan oo uu Warfidiyuhu cinwaan uga dhigay – ” One Women’s Mission” – “Hawl-galkii Haweenayda Kaliya.” oo qaadaa dhigaysa, Sida ay Haweenay kali Ahi Ugu Guntado – Bed-baadinta iyo daryeelka Hooyooyinka Uurka Leh ee Reer Somaliland.”,

Marwo Edna, kaga waramaysaa maraaxilka kala duwan iyo dhibaatada hooyooyinka reer Somaliland ku qabsata xiliyada uurka iyo tan u daran ee foosha.

 

Waatan Warbixinta oo Luqada Ingiriisiga ku baxaysa ee Nala Daawada:

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews