HAYAANNEWS.NET
“Haddii ay jirto Cid ku Riyootay in Doorashada La Boobayo, Xisbi-na Xisbi Ma Boobi Karo…” Cabdiraxmaan-Cirro
July 7, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Burco(Hayaannews):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay haddii ay jirto Cid ku riyootay in doorashada Madaxtooyada la boobayo inaanu jirin Xisbi boobi kara Xisbi kale.

Musharrax Cirro oo Khudbad ka jeediyey Xaflad shalay lagu qabtay magaalada Burco oo lagu shaaciyey bilawga qaadashada ama qaybinta Kaadhadhka Codbixinta doorashada oo gobolka Togdheer si rasmi ah uga bilaabmaysa Sabtida Berri oo ku beegan 8-da bisha July sannadkan 2017-ka, waxa uu sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in Xisbiyada iyo Masuuliyiinta Asxaabta ee heer gobol iyo heer Qaran in Sharcigu qabto.

Haddaba, Khudbadda uu Musharrax Cabdiraxmaan-Cirro Xafladdaas ka jeediyey oo uu qodobbo dhawr ah kaga hadlay oo ay ka mid yihiin Kaadhadh la sheegay in Kulmiye iibsi iyo boob ku sameeyey gobolka Selel, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Cabdiraxmaan Cirro

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews