HAYAANNEWS.NET
Gaadiidka Dawladda Somaaliland Oo Amar Culus Lagu Soo Rogay DAAWASHO-WACAN
July 8, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):- Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee Qaranka Somaliland, ayaa Hay’adaha kala duwan ee Dawladda ku soo rogay Amar cusub oo dhigaya in dhammaan Hay’adaha iyo Wasaaradaha Dawladdu Lambarka Doogga ah ee Gaadiidka Dawladda u gaarka ah lagu xidho Baabuurta Dawladda ee aan weli lagu xidhin.

Ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Siciid Saleebaan Mire oo Sabtidii Maanta Warbaahinta qaarkeed kula hadlay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay jiraan Gaadiid Sababo ammaan dartood aan loogu xidhin Lambarka dawladda iyo kuwo siyaabo kale aan loogu xidhin-ba, sidaa daraaddeed, waxa uu sheegay inay amrayaan in dhammaan Baabuurta dawladdu leedahay kuwo lagu deeqay iyo kuwo kaleba in lambarkaas lagu xidho

Logo Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews