Fanaanada Nimco-SAGAL Oo Soo Saartay Hees Cusub JACAYLA DAAWASHO-WACAN
December 8, 2017 - Written by Mustafe Jannaale
Hargeysa(Hayaannews): Fanaanada Caan baxday ee Nimco Cawil Axmed-Xajiin (Nimco Sagal) ayaa waxay soo saartay Hees oo la magac-baxday “HA KU TAAGSAN CAASHAQA”.
Shabakada Hayaannews ayaa waxay macaamiisheeda sharafta leh u soo gudbinaysa Heestan jacaylkan ee daawasho wacan.
