HAYAANNEWS.NET
Dugsiga Sahalsoftware oo dufcadii 3aad ka qalin jebisay.
January 12, 2018 - Written by Mustafe Jannaale

sahal
Iskuulka barashada compiutarka ee SahalSoftware oo ka mid ah iskuulada gaarka loo leeyahay xaruntiisa guudna ku taallo magaalada laascaanood ee gobolka sool ayay dufcadiisii 3aad ka qalin jebisey, dugsigan oo hindisaha aasaaskiisa uu lahaa eng maxamed jaamac sahal oo ah maamulaha guud ee dugsigaa ayaa waxaa la aasaasay bishii 1 dii bishii October 2010.
Engineer maxamed jaamac oo ka xogwaramay sida iyo qaabka uu ku aasaasay ayaa yidhi ”fikirkan markii aan bilaabayey waxa aan u bandhigay afar aqoonyahan oo kale in ay la bilaabaan bixinta iyo kor u qaadida aqoonta software ka iyo barashada compiutarka kuwaas ila qaatay sidaasi ayaanuna ku bilawney aasaaska iskuulka, waxaana aan xusayaa in xilligaa aanu hindisayney aanaan u haynin dhaqaale aanu ku furro dugsiyo iyo xafiisyo, sidaa awgeedna waxaanu ku bilownay hab online ah oo internetka dhexdiisa ah gaar ahaan facebookga, Saddex sano ka dib ayay noo suurta gashay ayuu yidhi inaanu furno College kii ugu horeeyey oo si live ah ay ardaydu ugu soo xaadiraan waxaanuna ka furrey Magaalada Laascaanood iskuulkii ugu horeeyey wakhtigaa”.
Engineer maxamed oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi ” ilaa wakhtigaa aanu furray illaa iyo hadda si kasta oo duruufo nooga hor yimaadeen kama aanu caajisin balaadhintiisa iyo tayeyntiisa, wuxuuna hadda dugsigu uu xarumo ku leeyahay magaalooyinka, Laascaanood, Buuhoodle, Widhwidh, Ceegaag, Yagoori, Xuddun, Burco, Marqaan, Kismaayo, Muqdisho, Garoowe, Boosaaso
.eng ayaa waxa uu sheegay in ay sanadkii dhamaaday ee 2017 ka ay dugsiga Sahalsoftware ku kordhiyeen qeybo Jaamacadeed kuwaasoo ka furan magaalooyinka Laascaanood, Boosaaso dhinaca kale Ardayda Online ka kaga xidhan ee casharada ku qaata habka internet online ka ayaa tiradoodu gaadhayaan hadda qiyaas ahaan 20.000 oo arday.
Teamamka macaliminta ka ah dugsiga Sahalsoftware ee waxbarashada ka bixiya ayaa ka kooban saddex qaybood kuwaas oo kala ah Team developers ah, team sameeya website yada iyo team Database yada kale bixiya, waxaana uu tirsigoodu gaadhayaa macalimiinta ka hawlgala 120 macallin kuwaas oo intooda badani yihiin ardaydii dugsigaas laf ahaantiisa ka aflaxday.
Maamulka dugsigaa ayaa sheegay inay sanadkan cusub xarumo ka furan doonaan magaalooyinka berbera,shiikh, hargaysa, gabiley, iyo boorame waxayna sidoo kale soo dhaweynayaan cid kasta oo diyaar u ah inay iskuulkaas qayb ka noqdaan oo ka soo jeeda deeganadaas.
Email; support@sahalsoftware.com
Mohamed Jama Sahal
Website www.sahalsoftware.com
Email; support@sahalsoftware.com
Tel; 252 – 634496857

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews