HAYAANNEWS.NET
“Dooddaas La iguma Soo War-gelin” Murashax Cabdiraxmaan-Cirro
August 4, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews):Baraha bulshadda ee Facebook-ga waxa ilaa galabta aad loogu qaaddaa-dhigay Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka Cuddur-daartay Dood lagu soo martiqaadday Hoggaamiyeyaasha Axsaabta siyaasadda oo ay si wada-jir ah u soo qaban-qaabiyeen Wasaaradda Waxbarashadda iyo Madasha wada-tashiga sida ay ii sheegeen asxaab kala duwan oo si dhaw ula socday barnaamijkaas doodda, hase-yeeshee guddoomiye Cirro waxa uu ku tilmaamay sheekaddaas mid aan jirin oo Male-awaal ah, waxaannu caddeeyay inaanay jirin Dood lagu soo martiqaadday oo uu ka baxay.

“Waxaan Shacabka Soomaalilaan u sheegayaa inaan Dooddaas la igu soo War-gelin, ciddina igu soo Casuumin, la iinna sheegin, Wasaaradda Waxbarashadduna imay Casuumin, Madashuna imay Casuumin, qof ila soo hadlay-nna ma jiro.” Sidaa ayuu yidhi Murashaxa jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Waxaannu intaas ku daray oo uu yidhi “Kamannaan cuddur-daaran oo la iimaba soo sheegin. Ninkiise dood doonnayaa hadh cad ha soo diyaar-garoobo. Dooddahana si baa loo qabtaayoo Telefishanno ayaa qabta ama Xarun cilmiyeed ayaa qabta, wasaarad dawladdu leeddahay ma qabato dood, oo Wasaarradu xukuumadday ka tirsan tahay, oo Xisbi-bay ka tirsan tahay, Wasiirku Xisbi-buu ka tirsan yahay, waxay u ekayduun meel KULMIYE ka Botarrinaayay sida la ii sheegay, markaa diyaar baanu u nahay Dood, waxaannuna jecel nahay ciddii dooddaas qabanaysaa inay wakhti ku munaasiba na soo war-geliso” Ayuu yidhi Murashaxa Xisbiga WADDANI Mudane, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

CIIRO

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews