HAYAANNEWS.NET
Dawlada Ethiopia Oo Siisay Somaliland Dhisme Ay Ku Shaqeyso Safaaradeeda Adis-ababa, Kana Hadashay Xuska 18Ka May
May 17, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Adis-ababa(Hayaannews)– Muuqaal lagu baahiyay barraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay dhisme diblomaasiyadeed oo dowladda Itoobiya ay ka siisay Soomaaliland xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Bole magaalada Addis Ababa.

Dhismahan ayaa wejigiisa hore waxa ku xardhan Boodh lagu qoray ‘’ The Republic Of Somaliland Permanent Diplomatic Mission Addis Ababa’’ taasoo muujineysa sidda ay dowladda Itoobiya raali uga tahay gooni isku taaga Soomaaliland.

Wararku waxaa ay sheegayaan in tallaabadan ay qaaday dowladda Itoobiya jawaab u tahay saamiga laga siiyay dakhliga ka soo xaroonaya dekadda Berbera, waxaana dowlada Itoobiya la siiyay saami dhan 19% dhaqaalaha ka soo xarooda dekadda Berbera ee maamulkeeda lagu wareejiyay Shirkada DPWorld.

Dowladda Itoobiya ayaa dhinaca kale saaxiib dhaw la ah dowladda dhexe ee Soomaaliya, iyadoo dhawaan kulan magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya uga wada hadlleen xoojinta xiriira labada dal iyo in dowladda dhexe ee Soomaaliya looga danbeeyo arimaha la xiriira diblumaasiyada iyo siyaasada arrimaha dibada.

Somaliland

rrrrrrrrrrrrrrrrr

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews