HAYAANNEWS.NET
Dabbaal-deggii 40-Guurada Ka Soo wareegtay Xornimada Jabuuti Oo Si Cajiib Ah Loo Xusay
June 28, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Djibouti(Hayaannews):-  Shacabka iyo Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa si cajiib ah ugu dabbaal-degay 40 Sano-guurada ka soo wareegtay markii ay Xornimada ka qaateen Gumaystihii Faransiiska Halgan qadhaadh oo Muddo ay Shacabka, Aqoonyahanka iyo Siyaasiyiinta Jabuuti ku jireen, taas oo ku beegnayd 27 June 2017-ka oo ay ku buuxday 40-guurada markii Jabuuti Calanka qaadatay 27 June 1977.

Ciidammada, Fannaaniinta, Ururrada Bulshada iyo guud ahaan-ba Dawladda Jabuuti, ayaa Dhawrkii maalmood ee u dambeeyey u Dabbaal-degayey aasaaskii Ciidammada kala duwan ee Jabuuti iyo 40-guurada Xornimadooda, waxaana Dabbaal-deggaas kala qayb-qaatay Jaaliyadaha Bulshooyinka ku dhaqan Caasimadda Jabuuti ee dalalka Afrika ka soo jeeda iyo Ciidammada Waddamada Saldhigyada Millateri ku leh Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Haddaba, Guud ahaan Dabbaal-degga iyo Xuska Xafladaha loo sameeyey 40-guurada Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa oo aad kaga bogan kartaan Muuqaalladan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

JABUUTI

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews