HAYAANNEWS.NET
Alle Ha U Naxariistee Caynaan Muuse Caynaan Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Iyo Bahda Hayaannews Oo Tacsiyadeysay.
May 20, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews): Alle ha u naxariiste Caynaan Muuse Caynaan ayaa maanta geeriyooday, kadib markii uu shil gaadhi uu ku galay Xaafada MASALAHA ee Caasimada Hargeysa.

Shilkan gaadhiga ee naxdinta baddan ayaa guud ahaan si weyn looga dareemay Somaliland, maadama uu marxuumku ka mid ahaa dhalinyarada caanka ah ee fir-fircoon ee ILAAHAY siiyay Karti, dedaal iyo dad-jacaylnimo ay dadku isugu mid ahaayeen.

“Geerida Caynaan Muuse Caynaan si weyn ayay noo taabatay maskaxdana way ka dhaadhici wayday, laakin Xaqii ayaa u yimi…..”Ayuu yidhi mid ka mida dhalinyarada ay aadka isugu dhawaayeen Marxuumka.

Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhammaan hawl-wadeenada ka hawlgalaa meelkasta oo ay joogana waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladii, Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Caynaan Muuse Caynaan oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 20 May 2017 ku geeriyooday Shil gaadhi oo ka dhacay Xaafada Masalaha ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanay ILAAHAY Marxuumka uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena  Saimr iyo iimaan innaga siiyo.

Aamiin……………Aamiin

Sidoo Kale Marxuum Caynaan Muuse Caynaan waxa Tacsi u Dirayaa

Mulkiilaha Hudheelka Summer Time Ganacsade Siciid Sheekh Cumar

Yaasin Ciise Biritish

Mustafe Cabdi Cilmi (QALBI)

Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Panaroma)

Deeq Cabdi Axmed (Amita)

Abwaan Cabdi Ismaaciil Siciid (BISO)

Siciid Cawil Axmed-XAJIIN

Keyse Faarax Yuusuf

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Faysal Maxamed Xasan

Cabdiqani Xuseen Baynax

Caydaruus Sheekh Cumar Geedi

 

Caynaan Muuse Caynaan

Marxuum Caynaan Muuse Caynaan

Hayaannews, Office

Email:Hayannews@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews