HAYAANNEWS.NET
Xisbigee Adeegsanaya Sheekha La sheegay Inu Koox Koox Dadka Uga dabiibayo Sixir U sheegay?
May 24, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Mid ka mida Xisbiyada  Somaliland ka dhisan oo #Sheekha reer Bosaaso u adeegsanaya in ay ku hantaan codka shacabka.  khiyaamadaa waxa la ogyahay in u Madaxweyne #Farmaajaha Somalia xiligii olalaha doorashada u dadweynaha reer Muqdisho u qaybiyey Biyo Mooyo Sixa ahaa oo u sixir lagu soo farsameeyey si u helo codka shacabka ku nool Muqdisho oo si ba’an qaarkood uga soo horjedeen doorashadiisa.

Dadweyne badan oo xiligaa aan si dhib yar ku raaceen Farmaajo markay cabeen biyihii loo qaybiyey waxay mudo yar ka dib ku dhawaaqeen ” Farmaajo ii geeya”.

Hadaba dhawaan waxa la filayaa in dhamaan dadweynihii dabiibka ugu tagay Sheekha reer Bosaaso ay ku dhawaaqi doonaan magaca Musharax ka mida Musharixiinta Xisbiyada tartanku ka dhexeeyo.

Waxase is weydiintu tahay waa ayo Musharaxa kaartadan ka soo qaatay Madaxweynahe Farmaajo?

Siciid Yuusuf Aar

maqaalada

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews