HAYAANNEWS.NET
Xal-U-helidda Arrimaha Dhul-bahante Qalinkii Prof Abdirizak M. Farah
June 28, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

“Dhaqankaa Ka Dhiman Heshiiska Khaatumo.”

Xal-U-helidda Arrimaha Dhul-bahante waxaan u soo jeedinayaa dawlada Somaliland inay waayo-aragnimada 25-ka sanno ay haysato,…xasilooni-darrada ka jirta gobollada bari ee Somaliland inay salka ku haysay colaado (Conflict Zone)..talaabooyin baddan oo xal loogu raadinayo arrintaa oo siyaasi ahi inay guul daraysteen….

Sidaa awgeed  aragtidayda waxaan rumaysnahay in arrintani aanay sal ku lahayn arin siyaasi ah,balse ay salka ku hayaan arrimo dhaqan taasina ay noo tilmaamayso in la abaaro cidda dhaqanka gobolladan gacanta ku haysa talada ama aayo ka tashigu (Self Determination) ay ka go’do.

Waxa iska cad in khilaafku uu sii xoogaystey heshiiskii khaatumo iyo Somaliland kadib jawaab celintii taasoo keentay saammayn balaadhan oo ku saabsan arrimaha ammniga sida jabhadda lagaga dhawaaqay Boocame iyo jawaab-celinta gollayaasha dhaqanka gobollada bari.(Marka ciddi heshiiso ama-ba ay iska weydo, iyada laf ahaanteeda xataa haddii xagga dhaqanka la maro, miyaanay marwalba jireyn cid diidani? Miyaanayse sunne ahayn in heshiis kasta oo dhaca cidi ka soo horjeedo?)Sidaa awgeed waa inaan mashruuc laga dhigan dadka shacabka ah oo aan mar kale dhibaatooyin loo geysan isla markaana xasiloonida iyo midnimada umada looga shaqeeyo Waxaan dawladda Somaliland kula talinaynaa ilaalinta xaquuqda dadka muwaadinka ah oo aan kubad lagu ciyaarin garoonka siyaasadda dhexdiisa balse wax waara la abuuro. iyadoo loo marayo hayaddaha ay khusayso ee dhaqanka. Sida Garaadka GUUD Garaad Jama Garaad Cali iyo Garaad Saleeban Garaad Maxamed.

Garaadka Buhoodle Garaad Cabdirisaaaq Garaad Soofe iyo dhammaan madax dhaqameedka kale . “Haddii ay diidaan xubnahani aad magacawday, isla markaana ay ku milmeen siyaasadda side loo maraynayaa, xataa Khaatumo laf ahaanteeda ayayna ku midaysnayn’e” Iyadoo si wadda jir ah ay uga wadda shaqaynayaan dawladda Somalilnd iyo dhinaca mamulka khaatumo ee prof Ali Kalif hoggaamiyo. “Waa maxay waxa aad is-leedahay Cali Khaliif wuu soo kordhiyay ama-ba uu xumeeyay”

By Prof. Abdirizak M. Farah

Global studies and Internations Analyst

Email: Cabdirisakmuse@hotmail.com

Cabdirisaak M Faarax

Hargeysa, Somaliland

Hayaannews, Office

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews