HAYAANNEWS.NET
Waar Cirro Shaadh Adag Ha Loo Talo Oo ku-meel-gaadhka Jirde Iyo Hoggaamin Muhashada Xirsi Col Ha Laga Ga Furdaaamiyo.
August 4, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Kursiga Guddoomiye-nimada Wakiilladu murrashax-xildhibaan Cirro dahaadh iyo qolof hujuunka ka caabbisa ayuu u ahaa. Dhanka kalena kelyo iyo dhiiranaan uu hadba wixii u dan ah uu ku xodxodo si ay dheef ugu dhiiqdo ayuu u ahaa.

Waxa markhaati ah sida uu maantaba u yahay diin bilaa qolof ah! waa taa baraha bulshada lagu arkayo in cid waliba ay liishaamayso ee dhibooga siyaasaddu ku dhoog baranayo! Weli la isma gaadhin oo kufis iyo turaanturooyin badan oo kale ayaa u dhiman.

Cirro maanta ka hor mucaarid ma uu san noqon. Xaalkiisu jiif oo jaq ayuu ahaa laba-gardaaqaya iyo bayna-xaramayn xaydha jecli beerka jecli ku miir-dillaacay.

Waxa sansaanta saadaasha ee aan sarriigmini tibaax ka bixinaysaa in wixii hadda ka danbeeya uu awood rifmo, shucaac shiiqo oo uu aad u itaal-yaraysto, ilaa inta uu ka noqonaya hilbo bisil oo ciddii ciddiyaha la gaadhaaba dhiigiisa shalaqsato oo ay cad kala ruqdo!

In uu ammuurtaa liidashada ah dareensan yahay waxa u caddayn ah weli waa kaa ku dhegan xildhibaanimadii si uu mushaharo iyo xasaanad yar uga helo. Shalay wax lagu dhawrayaa jiray, maantase banka ayaa la istoocsanayaa. Haddii aannu cawsha sideeda cagaha ka neefsanna burcad cid waliba ku dhaashato ayuu u dhuran.

Talow taageerayaashii Waddani isbeddelka Cirro ku yimi ma ka war qabaan? Bi’i waaya e, waar ninka shaadh adag ha loo talo oo ku-meel-gaadhka Jirde iyo hoggaamin muhashada Xirsi col ha laga ga furdaaamiyo.

Mohamed-Hagi

Mohamed Hagi Mohamoud

Hayaannews, Office

Email:Hayannews@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews