HAYAANNEWS.NET
“Waan Ku Diirsaday Qalin-jabinta Walaashay” Aqoonyahanad Guddoon-QAADIRO
September 21, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews): Aqoonyahanad Gudoon Axmed Cabdilaahi ayaa bogaadin iyo tallo u dirtay Jaamiciyad Nimco Xariir Ismaaciil oo ka mid ahayd dufcadii 14aad ee ka qalin-jabisay Jaamacada Hargeysa maalintii shalay ee Arbacada ahayd taariikhduna ahayd 19/9/2017.

“Waxaan kula talinayaa walaashay, Aqoonyahanad Nimco  Xariir Ismaaciil inaanay maanta waxbarashadii dhamaynin, balse ay heshay furihii waxbarashada waxaan u soo jeedinayaa inaanay halkaasi ku joojin ee ay sii wado waxbarashada ILAAHAY-na waxaan uga baryayaa aqoonta ay baratay inay ku anfacdo dadkeeda iyo dalkeeda. Marka inani wax-barato waxay ka dhigan tahay in qoys wax la baray. Qalinjabintaatadu sidaas ayay muhiimad u leedahay, oo qaran iyo qoys-ba waad anfacaysaa”Ayey tidhi Aqoonyahad Gudoon Qaadiro.

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi“Waalidiinta waxaan u soo jeedinayaa inay wax-baraan Hablaha, maadama ay yihiin laf-dhabarta qoyska iyo guud ahaan Musjtamaceenna…..ballanteenu waa inaynu waxbaranaa oo hablaha Jaamiciin laga dhigaa” Guddoon Axmed Cabdillaahi (Guddoon qaaddiro)

 

Aqoonyahanad Nimco

Aqoonyahanad Nimco Xariir Ismaaciil

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews