HAYAANNEWS.NET
Sicir Bararka iyo Qiimo Dhaca Shilinka Somaliland Waa Dhiig bax Qaran, Waa Awood darro Xukuumadeed iyo Ka Xoolaysi Xoolo Umadeed.
May 9, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Waxa dheeligiyo

Dhibta iigu wacan

Waxa dhabanohays

Igu dheygag-shee

Dhiiladan I sudhay

Dharaar iyo Habeen

Waxan igu dhacee

Aan u dhogor xumay

Dhafoorkayga uun

Murugada Ku dhigay

Dheel ha moodinoo

Dhayal maaha ee

Dhuuni qaateyaal

Midaan dhawrsaniyo

Dilaal dheregsanoo

Danyartii dhacaa

Doolarkii dhigtoo

Shilinkeeni dhacan

Dawlad dhaadanoo

Dhidib adag leh iyo

Xilku ciduu dhiboo

Dhawraysa shacab

Oo dhab ay katahay

Dhulka kuma arkee

Kuwan dheefsadee

Ka dhitaystay maal

Isma dhaamayaaal

Dhiilka buuxsadaa

Dhufays soo galoo

DhaqaaLii dalkuba

Wuu dhiig bax oo

Waaka dhaawacme

Dhabadii ka lumay

Ma dhegeysan karo

Kuwa ugu dhawee

Qasnadeena dhura

Ama dhaanka rara

Iyo baanka Dhexe

Dhaliishaa malaha

Iima dhaadhacdoo

Dhaayaa indhuhu

Kuma dhiiradaan

Inaan sii dhugtee

Taariikh dhegxumo

Idinkuba dhegtaye

Dhaxalkiina hella

Madaxweyne dhugo

Waa taad dhawaaq

Noogu dhaarataye

Kuwan dhukusayaa

Yay kuu dhabacan

Dhiriqdiyo xumaha

Ay Ku dhaashadaan

Kuma dheeg martee

Dhabarkaaga sudhan

By #Miskiin Samataliye Cabdisitaar Dubad

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email:Hayannews@gmail.com

Lacag-weeyaan

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews