HAYAANNEWS.NET
Musharax Muuse Biixi Cabdi Maxaad Ku Taageertay Ee Ku Qanciyay!!!!?????
November 6, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

MARKAN ARKAY SADEX M/WAYNE OO SLAND AH,IYO LABADA ODAY EE SLAND UGA Talada badan MARKAY TAGEREEN.

MAAHA MUSHARAXA IN AAD QABYALAD KU DOORATO,
MANA HABOONA IN MUSHARAXA QABYALAD KU DIIDO.

Sidaa darteed, MBC kumaan dooran qabyalad ee waxan ku doortay markay U markhati fureen sadex mwayne oo sland soo xukumay in MBC yahay Hogaamiye.Sadexdan mwayne maanta oo ololaha lagu jiro markhatiga umay furin ee laba waa marxumiin, ilahay ha U naxariistee,

1) C/raxman Tuur markii shirkii balaygubadle lagu doortay ee MBC shirgudoonka ka ahaa, ayaa waxa uu qiray oo markhati furay in aanu muuse ahayn wixii la iiga sheegi jiray ee uu yahay Hogaamiye dhaba.

2) marxuun cigaal ,ilahay ha U naxariisdee, waxa uu ahaa ninkii seeska U dhigay sland, waxa uu ahaa ninkii dhisay dawlad sharci iyo Kala dambayn leh oo meel Ebara ka bilaabay,cigaal waxa uu ahaa ninkan soomaalida dheer nahay ee xaalada soomaaliya maanta ku jirto inaga soo saaray ee dal iyo dad jira ka tegay. Marxun, cigaal mar uu ka hadlayay ragii nabada iyo dawladnimada la soo dhisay waxa uu ku majiirtay oo carrabka ku adkeyay MBC oo U markhati furay in qayb wayn ku lahaa nabada iyo haykalka dhismaha dawladnimo oo Hogaan wanaagsan yahay.

3) Mwayne siilaanyo markii uu doorashada ku guulaysday waxa uu U markhati furay in MBC yahay Hogaamiye wanaagsan.Mwayne siilaanyo hada waxa uu sheegay in mar labaad Isa sharaxayn oo dalka kaga tegayo MBC oo aan soo wada shaqaynay mudo 30 Sano ah,

Kuna kalsoonahay in uu yahay nin aan dalka ku aamini karo oo waxa qabyo ah ee aan ka tegay dhamayn doona, horemarka iyo nabada dalkana hore U sii wadi Kara wana Hogaamiye aan soo jirabay oo dhaba.

Inta ka dib, MBC waxa tageeray labada oday ee nabada sland ku suntan :

1) Sheekh claahi sh, Cali jawhar oo ah sheekh Baladka Boorama,
Sh, claahi waxa uu ka soo jeedaa Qoys Ehlodiina oo samatalisa oo aasaaska boorama lahaa,
Sh, clahi  nabadaynta sland lafdhabart ayuu U ahaa haday tahay Snm iyo odayadii Awdal ee wada hadalka nabada ay wada qaateen Snm ayuu hogaaminayay.
Shirkii sheekh ee colaadii lagu soo afjaray Barbara waxa gudoominayay sh, clahi oo nabada ku guulaysday,
Shirkii boorama lagu qabtay ee Mwayne cigaal lagu soo doortay,
Xaafada sheekh Cali jawhar ayay ahayd,
Dugsiga shirka lagu qabtay waxa uu ahaa Dugsiga sheekh Cali jawhar waa halkii Mwayne cigaal lagu doortay ee nabad iyo dawlad sland lagu soo dhisay.
sido kale, sheekh clahi sh, Cali jawhar waxa uu ka mid ahaa golaha guurtida sland ee dhismaha nabada sland qayb laxaadleh ka soo qaatay.
Sheekh clahi waa ninka kaliya ee xubintii golaha guurtida iskaga tegay sland oo dhan, diiday in uu wiil uu dhalay in xubinta buuxiyo, halka golaha marka xubintu dhimato wiilkiisu dhaxlo,
Sh clahi Isagoo nool ayuu diiday in caruurtiisu buuxiso
Sheekh clahi sh Cali jawhar waxa la sheegay waligii Arin uu galay kumuu guul daraysan haday laba qof tahay iyo haday laba Beelood oo is dilay tahayba wuu dhameeyaa oo nabad ayuu ka dhex aslaaxiyaa.
Hadaba, Sheekh clahi waxa uu ku taliyay in MBC loo doorto dalka oo taageeray maadaama uu yahay nin waa,ayo araga oo dalkan hogaamin Kara kana midho dhalin Kara himilada umadu leedahay.
Inta ka Sakaw, sheekh clahi oo qiimaha dalka ku leh muxuu MBC U doortay ee kaga doortay musharaxinta kale ee ahayn in uu yahay ninka uga waayo aragsan maadaama sadexduba ay isku qabiil yihiin lk sheekh clahi qabyalad kumuu dooran ee waxa uu laxajaclo ka qabaa dalka oo ninkii uu ku kalsoonaa ayuu taageeray.

5) Xaaji C/kariin xuseen, oo ku magac dheer, ( Cwaraabe), waa odayga uga da,da wayn sland waana Tiir dhaxaadka nabada sland ay ku faanto,
Waana oday samaTalisa intuu noolaaba,wana ragii nabada iyo dawladnimada sland dhidibada u taagay ee xaajo kasda oo murugta dhameeya haday tahay golayasha Qaranka iyo haday tahay Dagaalada beelaha.
Hadaba xaaji C/kariin waxa uu taageeray in la doorto MBC oo labada kale ay iska xigaan hadaan is odhan lahayn waxa ku doortay qabyaalad.
Xaaji C/kariin waxan leeyahay waxa uu ku doortay khibradiisa waayo aragnimo ee dalka iyo dadka u leeyahay oo uu ku kalsoon yahay nabadii iyo dalka iyo dadka ee mudada dheer soo dhisayay waxa ilaalin karaa in uu yahay muuse ayuu ku Qancay waana sobobta uu ku doortay ee raga kale ee ka xiga muuse kaga doortay in dalka loo doorto ku taageeray.

Inta ka dib, MBC waxan ku Taageeray Markan dhandhansaday hadalka sadexdan Mwayne xigmada ku jirta iyo labadan oday ee qiimaha wayn dalka iyo dadka ku dhex leh taageerada ay u fidiyeen ayan ku Qancay muuse waa mid dalka iyo dadka in loo doorta horemarkoda ku xidhan.
( Talo waa mar aad garan waydo iyo mar aad gaadhi waydo )
Waana sobobta uga wayn ee muuse ku taageeray maadaama labada musharax ee kale dalka iyo dadka uga khibrad badan yahay in loo doortana mudan yahay waqtigan.

Hadaba muuse sadex Mwayne iyo labada Oday oo kale, musharax ay tageeren ayaa haya oo ee sheegi Kara,,ninkii haya ha keeno wan ku tagerayaa lk hadii ayna jirin waxan ku Talinayaa musharax kasda oo aad jacashahay ama aad nacab tahay maalinta uu soo baxo ayaa shacbiga uga dambayn, kii soo baxana waxa qasaba in nin kasda uu Mwayne u yahay oo in aad la shaqayso waajib qaran ay tahay.

Isku soo wada duuboo, Nina qabyalad ha ku nicin, Nina qabyalad ha ku taageerin ee waxa aad wax ku taageerta kumaa xaaladan jirta wax ka qaban Kara ee nabada iyo horemarka dalka halkaa ka sii wadi Kara,, kaasi ayaa wax ku ah waxna ku qaban Kara, Hadanad siyaasi ahayn kursi ka doonaya musharaxa uu wado oo dantiisu ay ku jirto in musharaxa uu wata guulaysdo.

Waxan maalin dhawayd la kulmay siyaasi ay isku jufo yihiin muuse, waxan waydiyay maxad muuse uga tagtay ?? Waxa iigu jawaabay dantayda siyaasada ayan ku jirin, maadaama aanu isku jufo nahay kama helayo Jago wasiiir, wana sobobta aan uga tegay ee ka kale u taageeray.

Run ahantii, jawaab aan ku qancay ayuu siyaasigani isiiyay lk shacbigu kursi Doon maaha ee waa Qabiil doon aan dantodu ku jirin ayay musharaxiinta ku Kala taageerayaan wana ayan darida wayn ee ina haysata ilaa lixdankii oo hebal ku xumee iyo qabiil ku xumee ayaynu qarankii dhanaa ku luminay ee hada arimahaa ha laga waantoobo ayan hadalka ku soo koobayaa.

Ee ilaahaw ma dooran naqanee, adigu noo door.

mawliid Ahmed jibriil

E— xaqsheeg@hotmail.co

Mawliid-Axmed-Jibriil

Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews