HAYAANNEWS.NET
Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka Oo Si Wada-Jira Ugu Luuqeynayaa Hees Cusub Oo Uu Curiyay Abwaan Sidiiq BURMAD DAAWASHO-WACAN.
May 21, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Hargeysa(Hayaannews): Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka ayaa waxa si wada-jira u qaadayaan Hees Cusub oo ka hadlaysa Abaaraha iyo sidii dadka loogu gurman lahaa oo la yidhaahdo “OMMOS” Waxa midhaha Heestan Curiyay Abwaan Sidiiq Maxamed Burmad, waxaana laxanka saaray Maxamed Miyir, halka uu ka tumayo Axmed weli Ibraahim Furinle .

Heestan oo uu Abwaanku ku fara-yareystay ayaa si weyn dadku soo dhaweeyeen, Hadaba Midha Heesta halkan hoose ka Akhriso:

Falaadhaha ilayskiyo

dar ilaahay roob hela

mooyee awaaraha

geed kama ag guuree

adiguna ma dhaantooy

tabban goor abaaraha

helay kama arrimisooy

omos kama fogaatooy

waxa keena aafada

abidkeed ma dhaadooy

ama bari asaagaa

oo aayobeel noqo

ama garo addimadaa

kaasaara oonkee

Kooxda Xidigaha Geeska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews