HAYAANNEWS.NET
Ila Wadaag Arintan Naxdinta Baddan.
December 1, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Inna Illayna Wa Inna Illayhi RAAJUCUUN Alle Haw Naxaristo Abokor.

Wiilkan Dhalinyarada ah oo ku noola Magalada Hargeisa gaar ahaan Xaafada Axmed dhagax ayaa Maanta abaaro 12:00 duhurnimo Si Toos ah Toogasho ugu Dileen  Ciidanka police-ka Saldhiga Iftin.

Wiilkan Dhalinyarada ah ayaan ahayn Kii Koowad ee Ciidanka Police-ku ku dilaan Sabab LA.aan iyaga oo Ciidanka Police-ku Markasta Hoos Ugu Dhigaan Xabada Nool Dhalinyarada Hadii Saldhiga laga Keeno Dacwad aan Sidaa u waynayn.

Wiilkan Dhaliyada ahaa ayaa Da.Disu leekayd 18 jir kuna Jiray Waxbarashada.

Ciidanka Police Somaliland ayaa Caadaystay Dad-Qalnimada iyo Xasuuqa Baahsan Ee  ay kula Jiraan Da.yarta usoo Kacaysa Qaranka Somaliland, Taas oo aanay jirin Talaabo laga Qaado Ciidanka Police-ka ee lagu qorto Jaahil-Nimada iyo Qabiilnimada.

Talaabadan ayaa soo Socotay Tan iyo Wakhtigii la Aasasay Ciidanka ku Shaqeeya Qaabka Bahal-Nimada ee RRU. Iyada oo ay kaga Daydeen Ciidanki ku sugnaa Saldhig-yada Xaafaduhu.

Talaabadan ayaa Xakamaynteeda iyo Sharci Marinteeda looga Baahan yahay Taliyaha Ciidanka Police-ka, Xukumada Talada Haysa Ee Gabaabsiga ah , iyo  madaxwaynaha Cusub ee aan Wali Xilka LA wareegin Xilki Komishanku ugu dhawaaqay.

Xukumada dhan ee Masuulka ka ah Shacabka kala Duwan ee Somaliland ayaan Wali Sharcigeda iyo Maxkamadedu Xukumin Askarta Sida Badheedhka U toogata Da.yarta Ku kala Nool Dacalada Somaliland Taas oo Aad is odhanayso Sharciga Somaliland Wuxuu Awood Buuxda u leeyahay uun Dadka Shacabka, gaar ahaan kuwooda Dan-Yarta ah ee aan Awoodi Karin Laalushka La siiyo Maxkamadaha Iyo Saraakisha kala Duwan Ee Dawlada.

Bulsho ayaa Dhacdadan Argagaxa ku reebtay Jawaabteda Oo Sharci Marina uga Fadhida Taliya Ciidanka Police-ka Iyo laamaha Garsoorka ee Dawlada Sidii Ay maxkamad iyo Sharci ugu soo Taagi Lahaayen Gacan ku dhiig-laha Badheedhka u toogtay Wiilka Yar ee Dhalinyarada

Cali Cabdi MuuseAbokor Japan Abokor Japan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews