HAYAANNEWS.NET
Gurdan-raaca Somaliland Bal Maxaa Uga Gidhiisha
June 14, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Marka col, col kale ku duulaayo, waxaa caado ahayd, in marka uu colku duulaayo ee uu u dhaqaaqaayo dagaal, inay dhinac gallaan ama ay budulka raaciyaan, dad aan dagaalkaasi dhab ka ahayn hadduu hub sito iyo hadduu waranle yahayba, oo loo yaqaanay “Gurdan-raac’’ oo cabbaar ama marka la isku soo muuqdo, dib uga soo noqon jiray, isla markaana dadka ay ku soo noqdaan, aanay u aqoon wax jira oo ay dumarku ku odhan jireen, “Allah !! Hoogey ! iska aamus, ragba kamaad soo hadheen haddaad qiimo leedahay gurdan-raacyohow xummi.”.

Haddaba waxaan la yaabanahay, dawladeenan, cid aan godob ka gallin ama colaadi inoo dhaxayn, qunyar iska tidhi. “Qadar xidhiidhkaanu u Jarnay.”, waxaanan taas u arkaa – Gurdan-raac, laab la kac ah, oo hilaac wax i tus ah, jawaabtii la ina siiyeyna aynu ka wada dhereg sanahay.

Waxaa iga tallo ah, Tak-karta ku saaran ka talli, oo tu kaa fog ha tilmaamin.

nagiib-muuse

Nagiib Muuse Axmed

Hargeysa, Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews