HAYAANNEWS.NET
Fanaanada Codka Macaan Xamda QUEEN Oo Soo Saartay Hees Cusub Oo Cajiiba Iyo Midhihii Abwaan Sidiiq Burmad DAAWASHO-WACAN
June 28, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

“Kalgacaylka ruux ila qabtoo, qira wanaagayga
oo qoomihii hore dhayoo, qaba imaan buuxa
qaadiroow raxmaanoow aduu, qummane isoo xul”

Hargeysa(Hayaannews): Fanaanada Codka Macaan ee Xamda Queen ayaa waxay soo saartay Hees jacayla oo Cajiiba, Heestaas oo la yidhaahdo “Qaadiroow Raxmaanoow  Qumane I Soo Xul” waxa midhaha Heesta Sameeyey Abwaan Sidiiq Burmad.

Heestan Cusub oo soo baxday Munaasibada Ciidal Fidriga waxa laxanka saaray Maxamed Miyir ayaa waxay ka hadlaysaa Jacayl, Midhaha Heesta waxa ka mid ah:

xumaa qoys ninkaad wada dhisteen, oo hadana qaatan
xumaa kaad qalbiga siisayoo, qiimo laga waayo
quruxdaada kaad hoo tidhoo, wali qadhaabaysta
qoollaali meel kale ka jecel, qalanjo loo hooyay
laabtaada adigoo ku qoray, ruux is qaban waayay
wax nool lagama quustay naftuna, qiilka dhigataaye
qaflad ruux ku sugan show illeen, male qaneecaade

kalgacaylka ruux ila qabtoo, qira wanaagayga
oo qoomihii hore dhayoo, qaba imaan buuxa
qaadiroow raxmaanoow aduu, qummane isoo xul

qabso oo naftaydaay illow, qalad kusoo gaadhay
qoommammadu lugtay kaa xidhaa, ooy ku qabataaye
wax ka baro qardoofada, qofkii lagu qasaaroobay
qisadii dhacdiyo waayahana meel ku qoro gaara
oo beyr ha qaadine mar kale, yaad u qalantaa dhe
qabribaad kasoo laabatee, qaadir mahaddii dhe
qabuulkana rabbaa laga helaa, qaniya ee kaasho

kalgacaylka ruux ila qabtoo, qira wanaagayga
oo qoomihii hore dhayoo, qaba imaan buuxa
qaadiroow raxmaanoow aduu, qummane isoo xul

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Xamda Queen

Fanaanada Xamda Queen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews