HAYAANNEWS.NET
Dabeylahaan Ergiyo Af-hayeen Ka Dhigayaa
June 28, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Indho qudhaanjo sidoodi

Ilma aragtay qabataye

Abataqa aragtayoo

Ubacda hoosiyo

Uurkayga garataye.

Ergo noqo dabeylyahay

Idam awliyaadiyo

Ilaahay amarkiisa

Iyadana bal gaadhsi (akram)

Odorosoo bal faalee

Ina irbad naxariislihi

Ma taalaa agteeda?

Odorosoo bal faalee

Ubaxaan diyaarshay

Inaanu ardaageed

Ku abaarsanaynoo

Ka ilaalin daranyadoo

Oonka ay ka dhawri

Odorosoo bal faalee

Inay ii ogsoontay

Sidaan aynigeeda

Admiga dhamaantii

Uga rabo asageed.

Odorosoo bal faalee

Ayaantii la joogaba

Eebe waxaan ka tuugaa

Isku imaanshaheenee

Odorosoo bal faalee

Iyaduna aqbalka

Aamiinta ducadaa

Inay raacisoo odhahdaa

Odorosoo bal faalee

Ayaaha danbeetiyo

Eegadan wixii jira

Ilaahbaa ogsoone

Amintan la joogo

Inay ila haysoo

Isha igala socoto

Fariintii dabaysha

By Maxamed Cabdiqadir Col-haye

Cabdiqaadir Col-haye

Hayaannews, Office

Email: Hayannews@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews