HAYAANNEWS.NET
Cabdillaahi Fadal Iimmaan:-Waxqabadkii Lagu Tannaaday Ee Ciiddanka Booliska Soomaalilaand
December 4, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Marka ugu horraysa IIIaahay-baa Mahad oo dhammi u sugnaatay. Intaas kadib, aan marka hore Hambalyo iyo Bogaadin u diro Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda barakaysan ee Soomaalilaand Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimmaan oo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), u dalac-siiyay darajadda Sarreeye Gaas (Major general), kadib markii uu Ciidanka Booliska Soomaalilaand gaadh-siiyay Horumar la taabban karro oo dhinacyo badan leh.

Taliyaha guud ee Ciiddammada Booliska Soomaalilaand Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimmaan mudadii uu hoggaaminta Ciidanka Booliska gacanta ku hayay uu la yimid Hoggaamin hufan oo aad u heer-sarraysa, isla markaanna ay ka muuqato Aqoonta durugsan ee uu u leeyahay arrimaha maamulka Ciidanka Booliska, isagoo ka shiddaal qaadannaaya mudadii dheerrayd iyo sooyaalkii kala geddis-nnaa ee uu ku soo dhex jirey Ciiddanka Booliska Soomaalilaand, iyaddoo uu Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal iimmaan uu Xilliyaddaas kala duwan ahaa haldoorka Saraakiishii hoggaaminnaysay Ciiddanka Booliska jamhuuriyadda barakaysan ee Soomaalilaand.

Md. Fadal intii uu hoggaaminnaayay Ciiddanka Booliskajamhuuriyadda barakaysan ee Soomaalilaand.

Md. Fadal intii uu hoggaaminnaayay Ciiddanka Booliska Soomaalilaand waxa uu la yimid hoggaamin toolmoon oo Caddaalad, Aqoon iyo Waayo-aragnimo intaba xambaarsan, waxaannay taasi Ciiddankii Booliska ka dhigtay  kuwo ku tannaaday Hoggaaminta Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimmaan. Gobonnimadu waxay ku jirtaa inaynu wax isu hibbayno oo aynu sheegno oo la dhiirri-geliyo Madaxdeenna waxqabadka ku suntan, taasinna waxay innoo horseeddaysaa dhismaha qaran wanaagsan oo innoo taabbo galla. Runtii haddaad eegto Ciiddanka Booliska Soomaalilaand maanta waa Ciiddan dhammaystiran oo qalab ahaan, tayo ahaan, dhisme ahaan, akhlaaq ahaan iyo gaadiid ahaanba u dhisan. Horumarka baaxaddaa leh iyo halabuurnimaddaas hoggaaminnayd waxa ku suntan oo Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimmaan, taariikhdunna qarrin mayso deddaalkaas iyo tacabkaa uu geliyay Ciiddanka Booliska Soomaalilaand

31-kii bishii MarchSanadkii 2012-kii ayaa Madaxweynaha Soomaalilaand Md Axmed Siilaanyo uu Taliyaha guud ee Ciiddanka Booliska Soomaalilaand u magacaabay Cabdillaahi Fadal Iimmaan, oo muddo dheer ahaa hoggaanka hawl-gelinta Ciiddanka Booliska, waxaannu hadda maamulka Ciidanka Booliska gacanta ku hayay muddo Lix sannadood ah, isagoo mudadaas uu ahaa Taliyaha guud ee Ciiddammada Booliska uu gaadh-siiyay Horumar balaadhan oo la taabban karro. Waxaan leeyahay waad u qalantaa Darajaddaas laguu dalac-siiyay, Aqoontaadda, Kartiddaada, deddaalkaaga iyo Waayo-aragnimada aad u leeddahay arrimaha Ciiddanka Booliska ayaad halkaas ku gaadhay ee Alle garabkaaga ha hello, shacabkaagunna way ogyihiin tacabka aad qarankan gelisay.

Taliye Fadal 111

Guuleed Yuusuf Iidaan

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews