HAYAANNEWS.NET
“Adigu Danaysi Hooyadii Goblantay Dheh….” Ladna Rashiid 
September 21, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Daacadi noloshan kama jirto,wax walba waa danayso oo haddii danta layska dhex waayo waa laysku madhaa

jacaylka labada lammaane dhex mara, waxaa garab socda loolan kale oo kaas ka soo hor jeeda

Matalan gabadhu waxay rabtaa inay hantido hantida ninkeeda, isaganu waxa uu rabaa inay awlaada u hayso gurigana u xaadho, badaha kale ee noloshiisan inta badan ayna faraha soo gelin sidoo kale wuxuu rabaa waxyaabo aan iyada Qancin karin marnaba oo hawadiisa yuu raacaa kolkii uu doono.

Intuba waa danaysi, tukale ayaa jirta oo ah

Dhaliyarnimada khuraafaad ayaa lagu wada socdaa… meherka, naash naashta iyo is laab galintu waa falsafad hor, dhac u ah soo jiidasho qofeed oo damac bahalaysan ku dhisan, se maalinta lays helo ee dhawr habeen gaax al kala maalo ayaa midaba dhan u jeedsadoo surucyo uu hore u lahaa la soo baxaa , kolkaas ayaa nolosha dhabta ah la dhadhamiyaa. laysku waji bataaa oo sanifku meesha soo galaa. adigu danaysi hooyadii goblantay dheh.

Ladna Rashiid

Germany

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews