HAYAANNEWS.NET
Hargeysa Oo La Furey Kiniisad Cusub Oo Xukuumadda Somaliland Ogolaatay
July 29, 2017 - Written by Mustafe Jannaale

Xukumada uu Hogaamiyo Axmed Siiranyo Caan-kana Ku noqotay Xaaranta aan Qarsoonayn iyo Boobka Hantida Danyarta ah ayaa waxay Ololki Sixir-Bararka iyo Dulmigii Maatida Ku darsadeen inay Wadanka Ka Kireeyan Kiniisad Lagu Faafiyo DIINTA Catholic-ga Kinisadaas OO ay Hirgalisay Gabadh magaceeda la yidhaa Maria kana socota Kiniisada ugu Wayn DIINTA Catholic-ga.

bulshada Reer Somaliland ee la daala dhacaya Nolol maalin-meedka ay Ku noolanayaan Itaal iyo Aqoon ay isagaa caabiyaan midna malaha faafinta Diin aan ahayn mida xaqa ee Illaahay Loogu Caabudo (( islaamka )) Waxaanay Kiniisadani Ka mid Noqonaysa Caqabadaha ugu waawayn ee haysan doona Waalidka La Daala-Dhacaya Nolosha Da.yarta ay dhaleen ee ay kala roorayaan Tahriibta iyo Mustaqbal Xumada Ka Haysata Shaqo LA.aanta Baahsan ee Haysata.

Kiniisadan ay haweenayda Maria Ka furtay HARGEISA ayaa ah mid loogu talo-galay in arin iyo aduunba loogu Hurro sidii ay diintooda Xaqa ah uga saari lahaayeen Ummada Islaamka ee Ku Nool Somaliland Kuwas oo Dadka Qaar kaga Faa.idaysanaya Duruufaha kala Duwan ee Ku gadaaman Noloshooda.

Waxa marag Ma doon ah Inay Xukumadi Ka masuulka ahayd Dalka iyo Dadka ay Ku noqotay Budhcad iyo Shufto Wadanka iyo Wadaniga-ba Dhiig Miiratay iyada oo aynu hore u ogayn inay Wadanka Qaybo Ka mid ah Gacanta u galisay Dawlado Shisheeye Kuna Badalatay Lacag iyo maaliyad ay ku nooladan afarta yaxaas ee Madaxtoyada u xidhay Kootada Maantana Waxay Soo kordhisay inay Shacabka Reer Somaliland ee Ku nool Diinta karaamada badan ee Islaamka Dulkeenan Danays-tayaal Aan Danteena iyo ILLAAHAY-tona Ogalayn kuwaas oo Dagaal Adag u gali doona sidii ay diinta uga wada saari lahaayeen Shacabka Reer somaliland.

Wasaarada DIINTA iyo Awqaafta Somaliland Somaliland oo aynu ognahay inay tahay Wasaarada Qudha Ee Ka shaqaysa khayriga Samafalka iyo Arimaha Masaajidada loogu Cibaadayso Illahay swt ayaa hore u ahayd wasaarad Ka Shaqaysa Danaha DIINTA Islaamka ayaa Gabtay Dayac badana Ku Keentay Shaqadi ay u magacaw-nayd.

Waa markii Koowaad Intii Somaliland Jirtay Xukumada talada Dalka haysa ogolaatay Kiniisad Faafisa Diinta Catholic-ga iyada oo aynu Ka war qabno In Shacbi waynaha Ku abtirsata Somalilanders ay yihiin Dad Raacay oo haysta Diinta Islaamka iyo Sunihii Wanaagsana Ee {{ #Rasuulki Maxamed SCW}}.

Inaga oo ay wax kasta sidaa inoogu kala cad yihiin ayaa Su.aashu waxay tahay “” Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland “” mar hadii Dalka Laga Ogoladay faafin iyo wacyigalin DIIN aan ahayn Diinti ay Wasaarada u taagnayd ee Islaamka Ma Waxaa loo Badali Doona [[ Wasaarada Diimaha Iyo Awqaafta Somaliland ]] iyo [[ Wasiirka Diimaha Iyo Awqafta Somaliland ]] ??

Si kastaba Haw Dhigaan Magaca Wasaarada ay Ku soo biirtay Shaqadeedi Diin Aan ahayn Taynu Haysanay ee aynu Ku dhalanay kuna lahayn Sharafta Iyo Cisiga balse waxaan Maamulka axmed Siiranyo Leeyahay marka horaba Mayy yarayn Boogaha Madaw ee Lagu Xasuusan Doono Xukumadaada Imikana kol hadaad Ku dartay Inay Taarikhda Gasho Markii Koowad ee Somaliland laga furro Kiniisad Xukumadu ogolaatay oo xor u leh faafinta Diinta Catholic-ga Kolay Dadku marka horaba Diinta Islaamka Ee ay Ku dhasheen alle ayay Ku hoos joogen kuna abaal Marinayay Imikana ((ALLIHI JOOGAY-BA JIRA)) Balse Wasiir Khaliil iyo inta Diinta Islaamka Kula Socota Waxaan u jeedinayna inay is Casilaan Kana Diidan Go.aanka Dambiga ah ee Kinisada Xorta ah looga furay Dalka.

www

W/Q Cali Cabdi Muuse

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews